Friday, September 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Go’aankii DP World looga mamnuucay Soomaaliya & Geesinimadii Baarlamaanka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Hay’ada DP World ka mamnuucay guud ahaan Soomaaliya, kadib heshiiskii Berbera.World ayaa lagu eedeeyay iney ku xad gudubtay jiritaanka iyo qaranimada Soomaaliya kadib heshiiskii sedex geesoodka ahaa ee ay la gashay Itoobiya iyo Somaliland

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *