Friday, September 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Gabdhaha Somalia Oo Noqday Hablaha Ugu Quruxda Badan Aduunka & Hablihii Hore

Gabdhaha soomaaliyed ayaa lagu tilmaamay hablaha ugu quruxda badan aduunka warbixin laga sameyay Magaalada Muqdisho oo siyaaba kala duwan loogu warestay dad siyaaba kala duwan qiimeyn ugu sameyay is qurxinta gabdhaha.Waxyaabaha ay isku qurxiyaan gabdhaha soomaaliyed ayaa la ogaaday iney tahay mid soo jiren ah oo gabdhihii hore ay is qurxinta u isticmaali jiren waxyabao kala duwan.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *