Friday, September 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Faysal Cali Warabe oo u jawaabat RW Kheyre: Beesha Hawiye Waa Na Taageersan tahay Laakiin Madaxda DFS…

Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul ugu jawaabay RA’ISUL Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.Kheyre ayaa shalay sheegay in heshiiskii DP World iyo Somaliland uu yahay mid aanan sharci aheyn oo kasoo horjeeda midnimada Soomaaliya.

Laakiin, Faysal Cali Waraabe ayaa xasuusiyay RW Kheyre in Somaliland aysan Soomaaliya kamid aheyn sida uu hadalka udhigay.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *