Thursday, December 14th, 2017

Daawo Muuqaalka:Fanaanka Cabdi Hani oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Xidigaha Geeska oo 40 Dollar Cunay ka…

Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Afrika ayaa loo haystaa iney si qaldan u isticmaaleen lacag gaareysa ilaa 40 kun oo Dollar taas oo keentay in xabsiga la dhigo Fanaanka Cabdi Hani.Fanaaniintan ayaa lagu casuumay xaflad ka dhici laheyd dalka Ingiriiska, waxaana lagu maal geliyay lacag kumanaan kun oo dollar ah si ay isugu diyaariyaan, laakiin waxaa markii la filayay iney baxaan ay sheegeen iney casuumaadaas ka baaqsadeen.

Hay’adii maalgelisay xafladaas oo taageero ka heleysay dowladda Ingiriiska ayaa sidoo kale sheegtay in wasiiro iyo masuuliyiin katirsan Somaliland ay arintaa ku lug leeyihiin.

Si kastaba, fanaanka Cabdi Hani ayaa xabsiga ku jira, halka sidoo kale kiiskan uu ku lug lahaa gudoomiyaha kooxdaas Abwaal Laabsaalax.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *