Friday, September 21st, 2018

Daawo Muuqaalka:Eng Yariisow oo raacay Wadadii Thaabit Cabdi & Canaantii uu ujeediyay Madaxda DFS

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa qaaday talaabo la mid ah tii Thaabit Cabdi uu xilkiisa ku waayay.Khudbad uu Eng Yariisow jeediyay ayuu sheegay ineysan u dulqaadan doonin wadooyinka sida micna darada ah loo xirto.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in shacabka magaalada Muqdisho ay ubaahan yihiin iney helaan matalaad dhab ah gaar ahaan aqalka sare.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *