Saturday, October 20th, 2018

Daawo Muuqaalka:C/Raxmaan Ciro oo War baahinta u Fashilay ka…

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ahna musharax madaxweyne C/raxmaan Ciro ayaa warbaahint u faah faahiyay kulan uu magaalada Hargeysa isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe kula yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi.C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in madaxweyaha Somaliland waxyabaha ay kala hadleen ugu muhiimsan yihiin labo Arrimood oo ah doorshada Golaha Wakiilada Somaliland iyo Golaha deegaanka oo loo qorsheeyay iney qabsoomaan 5bisha march sanadka 2019-ka.

Sidoo kale,Guddoomiyh Xisbiga Wadani C/raxman ayaa Ciro ayaa tilmaamay inuu kulanku ahaa xog wareysi,islamarkaana isaga iyo madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID isku afgarteen iney ka wada shaqeeyaan sidii doorashadaasi ku qabsoomi lahayd.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *