Saturday, December 15th, 2018

Daawo Muuqaalka: P/Land oo go’aan adag ka qaadatay Heshiiska Berbera & Digniin ay udirtay MD Farmaajo & S.Land

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay iney taageersan yihiin go’anka ay dowlada dhexe ee Soomaaliya ka qaadatay heshiiska DP World ay kula wareegtay dekadda Berbera.Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in maamulkiisa uu heshiiskaas u arko mid meel ku dhac u ah jiritaanka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *