Thursday, December 14th, 2017

Daawo muuqaalka: Fanaanka Codka Macaan Nimcaan Hilaac oo Gilgilay Shacabka Soomaaliyeed iyo xildhibanada ka…

Daawo Muuqaalka Fanaanka Codka macaan Nimcaan Hilaac oo Gil Gilay  Shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed Hortooda ka qaaday Hees Qiiro leh. Fanaanka oo la midoobay Dowlada Soomaaliyeed ayaa xanaano joogta ah ka heesto iyo baasaboor diblumaasi ah oo meesha uu rabo ku tagi karo una fasaxan yahay meel fagaaro ah uga heesay baarlamaanka Soomaaliyeed oo wada jooga hal meel oo qura,..

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *