Thursday, December 14th, 2017

Daawo Muuqaalka: Fanaanada yurub Geenya Walaasheed oo Ruxday magalada Hargeeysa ka dib markii ay soo…

Daawo Muuqaalka Fanaanada yurub Geenya walaasheed oo ruxday Magalada Hargeeeysa kana soo baxday halkaasi, Fanaanada Cusub ayaa Gil gishay magalada ayada oo aad loo wada hadal haya ayaa  shacabka ku dhaqan halkaasi ay aad u tageeren Fanaanada Cusub ayaa Ruxday Bartamaha Hargeeysa nala daawo Muuqaalka, yurub  geenya waa isku egyihiin waana walaalo wada dhashay ah.. ayaa isku codna ah..

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *