Thursday, December 14th, 2017

Daawo Muuqaalka: Fadeexad Dayax Dalnuurshe oo Hooyada Fanka ka dhacay Hees Bulshada ka gaday ka…

Daawo Muuqaalka fadeexad iyo ceeb  Fanaanka Dayax Dalnuurshe oo Bilaabay in uu dhac iyo Bililiqo u geesto Fanaanadii ama hooyadii Fanka Xabiibo Xasan Tooxo,  dayax Dalnuurshe oo Heesta  saaray Musik balse waxna aan ka badalin sidiieed u soo xifdiyay ayaa ka gaday Bulshada Soomaaliyeed oo aan waxba fahan saneeyn,, Hadaba Dayax ha lees weeydiiyee Bulshada ma u sheegay mise waa uu ka gaday oo kali ah nala daawo Muuqaaka..

Riix Halkaan Heesta dayax  uu bulshada ka gaday

Riix Halkaan Ee Daawo Muuqaalka Xabiibo xasan Tooxow

 

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *