Monday, October 23rd, 2017

Daawo Muuqaalka: Cajiib Fanaanada iqra yareey oo Reer Keedii u Dumisay fanka una Jilba jabsatay ka..

Daawo muuqaalka cajiib Maalin waliba waxbaa ku arkeeysaa dunidaan inta aad ku nooshahay waxba waad argtaa waadna maqashaa ee hadaba waligaa ma aragatay Fanaanad Soomaaliyeed oo gurigeedii iyo reerkeedii Hees dartiis u dumisay oo gurigii ka ifayay leeyrka aan dameyn ilaa uu alaah Gurigaas qof ka oofsado moyee. Ilmuhu waa indhaha Nuurka waalidiinta ee waalidow isku axsaan falo iskuna dulqaata ee bal nala arag Fanaanad Gurigeedii iyo reer keedii qaaliga ahaa ka door Biday heeso oo qura,.

Riix Halkaan Ee Daawo muuqaalka

 

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *