Monday, October 23rd, 2017

Daawo Muuqaalka: Boqorada dalka Japan oo Jaceyl u Qaaday Wiil Faqri ah + Caalamka oo aad looga…

Daawo Muuqaalka Boqorada Japanese Princess Mako  oo Jaceyl dhab ah u qaaday wiil maqaayad ka ahaa kabar yeeri wacadna ku martay in ay iska dhiibto Boqornimada ay gacanta ku heeyso ay Guursato wiilkaasi Faqriga ah,, Japanese Princess Mako  ayaa aad looga hadal hayaa Caalamka oo dhan waxaana wal wal iyo qal qal xoogan galay shacabka Reer japan ay aadna ula yaabeen bal hadaba aqristow jaceyl lama iibsan karee waa la kasbadaa sida  aan wada ognahay..

Riix Halkaan Ee Daawo Muuqaalak

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *