Sunday, February 17th, 2019

Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Digay Qarax Shabaab Maleegeen Oo La Rabay In laga Fuliyo…

Ciidamada Jubbaland ayaa Ka hortegay sida la sheegay Qarax ay Shabaab Maleegeen Deegaanka Qooqaani Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Saraakiisha Ciidamada waxay sheegeen inay ka hortegeen dhibaato Shacabka loo geysan lahaa oo lasoo bixiyey Miino la geliyey Ceel biyaha laga cabo.

Deegaaka Bilis Qooqaani ayaana duleedkeeda lagu Arkay sida ay sheegeen Ciidamada Jubbaland Qaraxaasi.

Nagala Soo Xiriir

radiohiiraan@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *